BBC News, Somali - War
TOOS, Trump oo ugu baaqay madaxda Iiraan in ay si shuruud la'aan ah isu dhiibaan iyo madaxweynaha Iiraan oo u mahadceliyay Ruushka
Israaiil waxay weerarro cusub ku qaaday Tehran iyo Bayruut, iyadoo ilaalada kacaanka Iiran (IRGC) ay sheegeen inay gantaallo ku rideen Tel Aviv, markii dagaalku uu galay maalintii toddobaad
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Trump oo ugu baaqay madaxda Iiraan in ay si shuruud la'aan ah isu dhiibaan iyo madaxweynaha Iiraan oo u mahadceliyay Ruushka
Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay in aanu jiri doonin wax heshiis ah ilaa ay Iiraaniyiintu is dhiibayaan, madaxweynaha Iiraan oo u mahadceliyay Ruushka
Muxuu Ruushku uga aamusay ciddii dishay Ayatollah Cali Khamenei?
Falanqeeyaasha qaar ayaa qaba in Ruushku uu leeyahay "luuqado siyaasadeed oo badan" marka ay timaaddo marxaladaha kala duwan ee siyaasadda.
Maxay Israa'iiliyiintu ka yiraahden dagaalka lagula jiro Iiraan?
Maraykanka ayaa ugu dambayntii ku biiray dagaalka, waxaana dagaalkan loo bixiyay Dagaalkii Laba-iyo-Tobanka Maalmood.
Itoobiya: Haweenka safka hore kaga jiray dagaalkii sokeeye ee ugu dambeeyay haddana aan dooneyn inuu mid kale dhaco
Dagaal-yahannada ayaa dib u milicsanaya sida dagaalka waqooyiga Tigray uu u burburiyay noloshooda, iyadoo ay sii kordheyso cabsida ah in dagaalka uu dib u bilaaban karo.
'Waa maxay qorshaha?': Dagaalka Iiraan wuxuu qalqal gelinayaa Shiinaha iyo hammigiisa
Shiinuhu ma dareemayo naxdinta uu abuuray dagaalka ka socda Bariga Dhexe, balse wuxuu durba dareemayaa saamaynta ka dhalan karta.
Ma laga yaabaa in Iiraan ay ka dhammaadaan gantaalaha?
Dagaalka ka hor Israa'iil waxa ay qiyaastay in Iiraan ay haysatay ku dhowaad 2,500 gantaal baalistig ah.
Daraasad: Uurka labaad wuxuu 'si gaar ah' u beddelaa maskaxda haweenka
Baarayaasha ayaa sheegay in isbeddellada lagu arkay sawirro laga qaaday maskaxda haweenka ay faa'iido u noqon karaan marka la korinayo carruur dhowr ah.
Iiraan oo ku hanjabtay inay weerari doonto warshadda Nukliyeerka Dimona ee Israa'iil
Inkasta oo Israa'iil aysan waligeed si rasmi ah u qiran in ay haysato hubka Nukliyeerka, haddana qiimayn caalami ah oo badan ayaa muujinaysa in ay haysato.
Sida kaydka hubka ee sii yaraanaya uu u saameyn karo dagaalka Iiraan
Khabiir ka tirsan xarunta CSIS ayaa qiyaasaya in Mareykanku uu haysto kayd qiyaastii gaaraya 1,600 gantaal oo ah hanaanka difaaca ee Patriot, kuwaas oo maalmahan dambe laga yaabo in si weyn loo isticmaalay oo kaydku uu hoos u dhacay.
Faahfaahin: Maxay muujinayaan sawirrada la sii daayey ee qolka hogaaminta dagaalka ee Trump uu kala socday weerarrada Iiraan?
Marka si dhow loo eego dadka la sawiray iyo tafaasiisha soo baxaysa waxa ay daaha ka qaadaysaa wax badan oo ku saabsan waxa qolka ka dhacayay xilliyadaas ay xaaladdu kacsanayd.
'Ciqaab iyo cadaadis': Qorshaha aadka u halista ah iyo dagaalka muddada dheer ee Iiraan
Mutaxnaanta dagaalka sii fidaya ee Iiraan kala dhexeeya Israa'iil iyo Mareykanka wuxuu muujinayaa inaysan u dagaallamayn guul dagaal oo caadi ah. Waxay u dagaallamaysaa is badbaadin, taas oo ku salaysan shuruudaheeda.
Waa kuma Mojtaba Khamenei, ninka laga yaabo in uu noqdo hugaamiyaha ruuxigaha ee cusub ee Iran?
Kadib markii hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Ali Khamenei lagu dilay duqeynta Mareykanka iyo Israel, dad badan ayaa is waydiiyay in wiilkiisa awooda badnaa ee Mojtaba uu isna dhintay.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 9 Maarso 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 6 Maarso 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 6 Maarso 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 5 Maarso 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.


























































