Dhegeyso: Muxuu Soomaaliya uga dhigan yahay xilka cusub ee ay ka qabatay Midowga Afrika
Dhegeyso: Muxuu Soomaaliya uga dhigan yahay xilka cusub ee ay ka qabatay Midowga Afrika
Dawladda Soomaaliya ayaa sannadkan waxaa loo doortay inn ay ka mid noqoto golaha amaanka ee Midoqga Afrika, waxayna golahaas xubin ka ahaan doontaa muddo 2 sano ah.
Muddada ay Soomaaliya golaha ku jiri doonto ayaa ah 2026 – 2028, waana markii ugu horreysay ee ay xubin ka noqoto golahan tan iyo markii la yagleelay.
Waxaa xusid mudan inay hore uga mid noqotay golahan ayadoo aan ahayn xubin joogto ah.
Haddaba sida ay doorashadan u dhacday iyo xilkan waxa ay Soomaaliya uga dhigan tahay ayaan wax ka weydiinnay wasiirka warfaafinta ee Soomaaliya Daa'uud Aweys. Cabdishukri Haybe ayuu u warramay.


