BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
Guul darrada Trump ee dagaalka Bariga waa guusha Erdogan
Qoraaga warbixinta ayaa yiri: "Tan iyo markii uu billowday dagaalka Iiraan, cidina si dhab ah ugama warqabto waxa ka socda Turkiga.
TOOS, Iiraan oo ku hanjabtay in ay xiri doonto marin biyoodka baabul mandab ee badda cas, haddii aan la joojin weerarrada Israa'iil ka waddo Lubnaan
Donald Trump ayaa wareysi uu siiyey warbaahinta ABC ku sheegay in heshiiska Iiraan uu dhammeystirmi doono toddobaadka soo socda, halka dhanka Iiraan guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Bagher Ghalibaf uu sheegay in ay joojin doonnaan wada-hadallada, ayna iska la dagaallami doonaan Israa’iil haddii aysan joojin duqeynta ay ka waddo Lubnaan, sidoo kalana ay xiri doonaan marinka biyoodka baabul mandam ee badda cas
Muxuu Ruto maanta ka yiri dugsiyada quraanka lagu barto?
Waxa uu sheegay in tani ay ka caawin doonto caruurta in ay helaan waddo lawada ogsoon yahay oo ay wax ku bartaan.
Netanyahu oo guul wayn u arka qalcada taariikhiga ah ee Lubnaan ee laga taagay calanka Israa'iil
Wasiirka Difaaca Israa'iil Yisrael Katz ayaa Axaddii sheegay in "Afar iyo Afartan sano kadib dagaalka geesinimada leh, iyo maalintii la xusayey askartii ku geeriyootay dagaalkii koowaad ee Lubnaan (1982), askartu waxay ku soo laabteen dusha sare ee Qasriga Beaufort, waxayna mar kale ka taageen calanka Israa'iil".
Sidee looga hortagi karaa wasakhda ilkaha maxayse yihiin talooyinka ay ansaxiyeen dhakhaatiirta ilkaha
Haddii aad istaagto qeybta cadayada ee dukaan kasta, oo aad baarto baakadaha, waxaad arki doontaa in intooda badan ay muujinayaan sifooyinka la xiriira cadaynta ilkaha.
Afrika oo bilaabaysa isticmaalka Su-34M, diyaaradda dagaalka cusub ee Ruushka
Su-34M waa diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahay, kuna takhasustay weerarrada masaafo dheer. Waxaa loo sameeyay inay fuliso weerarro ka dhan ah bartilmaameedyada dhulka iyo badda, isla markaana ay isku difaacdo hawada.
Weerarrada Iran oo waxyeello gaarsiiyay 20 xarumood oo milatari oo Maraykanku leeyahay tan iyo billowgii dagaalka
Falanqeeyayaal ayaa BBC Verify u sheegay in weerarrada Tehran ay ka ballaarnaayeen intii si rasmi ah loo shaaciyey.
Daraasad: Malaayiin bukaannada kansarka naasaha ah oo qaab cusub loo daaweyn karo
Baaritaan cusub oo DNA ah ayaa kaa caawin kara in la baaro in bukaannadu u baahan yihiin daawaynta iyo in kale, marka loo eego tijaabo caalami ah oo cusub.
Warbaahinta Mareykanka: Trump oo doonaya in wax ka-beddelka lagu sameeyo heshiiska Iiraan iyo Maraykanka
Wax-ka-beddelladan ayaa la xiriira Strait of Hormuz iyo arrinta ku saabsan ka saarista yuraaniyamka aadka loo hodmiyay
Maxaan ka naqaan Qalcadda Muhiimka ah ee Beaufort, ee ay ciidamada Israa'iil qabsadeen?
Subaxnimadii Axadda, ciidamada Israa'iil waxay ku dhawaaqeen inay si buuxda ula wareegeen Qalcadda istaraatiijiga ah ee Beaufort, oo sidoo kale loo yaqaan Qalcadda Shaqif Arnoun, ee koonfurta Lubnaan, ka dib isku dhacyo goobta ah oo ay taageerayaan dagaal xooggan oo ka imanaya ciidamada dhulka iyo cirka, taasoo muujinaysa isbeddel muuqda oo goobta ah oo ka dhacay hawlgallada milatari ee gobolka.
Itoobiya oo galeysa doorasho uusan qof walba codeyn karin
Doorashada guud ee Itoobiya aytaa dhaceysa Isniinta iyadoo khilaafaad ay ka jiraan qaybo ka mid ah dalka, taasoo la macno ah in dad badan aysan codayn karin. Xaqiiqdii, gobolka waqooyi ee Tigray oo dhan, oo isku dayayay inuu ka soo kabto dagaal sokeeye oo ba'an oo dhammaaday 2022, ayaa gebi ahaanba laga saaray codbixinta.
Cod, Ciidamadii shalay weeraray Baydhabo oo ka hadlay sababta ay weerarka u qaadeen
Shalay dagaal ayaa ku dhexmaray magaalada Baydhabo ciidamo taabacsan Cabdicasiis Maxamed Laftagareen iyo ciidamada dowladda federaalka ee ku sugan gudaha magaalada.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 2 Juunyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 1 Juunyo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 1 Juunyo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 29 Maajo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

























































