BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Trump oo ku hanjabay inuu canshuuro cusub ku soo rogi doono dalal ka mida xulufadiisa Yurub
Hanjabaadiisa ayuu Madaxweyne Donald Trump ku sheegay inuu kusoo rogi doono canshuuro cusub siddeed dal oo xulufo la ah kuwaas oo ka horyimi qorshihiisa uu ku doonayo la wareegidda Greenland
Hoggaamiyaha saree e Iran oo qiray arrin lagu eedeyey maamulkiisa
Mudaharaadyada, oo billowday 28-kii Diseembar sababo la xiriira xaaladdo dhaqaale, ayaa isu beddelay baaqyo lagu dalbanayo in la soo afjaro talada hoggaamiyaha sare ee Iiraan.
Xabaal-wadareedyo tariibayaal ah oo laga helay Libya
Baarayaasha ayaa ku howlan sidii ay u ogaan lahaayeen sida dhibbanayaasha ay u dhinteen, sida ay sheegeen ilo-wareedyo ku sugan goobta.
Abubakar Cabdullaahi: Imaamka heystay billad-sharafta ugu sarreysa diinta oo geeriyooday
Abubakar Cabdullaahi waxa uu hoy siiyay 262 qof kadib markii ay weerar kala kulmeen xoolo-dhaqatada Fulani sanadkii 2018-kii.
Maxaa sameyn lahayd, haddii aad toosto adiga oo Abeeso kugu duubantahay?
"Waan qabtay, xitaa markaasna ma baqin, gacantayda ayuu si yar u taabtay."
Muxuu Putin u aamusanyahay xilli Trump awooddiisa u bandhigayo dunida?
Maraykanku waxa uu ku guulaystay qabashada hoggaamiyaha Venezuela, Nicolas Maduro, iyo la wareegidda markab shidaal oo watay calanka Ruushka.
Milicsi: Maxay Laascaanood ku asteysan tahay dhanka booqashada Madaxweynayaasha?
In ka badan Nus qarni, kadib dilkii AUN Madaxweyne Cabdirashiid, Laascaanood waxa ay mar sadexaad marti-gelineysaa wufuud heer qaran ah
Eretria oo tiri Itoobiya ayaa "raadinaysa cudurdaar" si ay dagaal u bilowdo
Eritrea waxay ku eedeysay dowladda Ra'iisul Wasaare Abiy inay "raadinayso cudurdaar ay dagaal ku bilowdo" ka dib markii booliska Federaalka Itoobiya ay sheegeen inay qabteen kumanaan rasaas ah oo ka timid Eritrea kuna socday kooxo dagaal oo ka hawl gala gobolka Amxaarada.
Waa kuwee dalalka taageeray midnimada Soomaaliya ee hadda dhisanaya isbahaysi difaac oo xooggan?
Heshiiska difaaca ee u dhaxeeya dalalkan ayaa lagu dhawaaqay iyadoo ay xiisad ka taagan tahay gobolka Khaliijka
"Waxaan siday maydka xaaskayga hal saac iyo bar" mid ka sheekooyinka murugada leh ee BBC-du ka heshay Iran
Haweeney dhallinyaro ah, oo la hadashay BBC ayaa dhacdooyinkii toddobaadkii la soo dhaafay ku tilmaantay inay ahaayeen kuwo u eg 'dagaal'.
Muxuu yahay sharciga ciidan ee uu Trump doonayo inuu u adeegsado Minnesota
Trump wuxuu sheegay inuu sharcigan uu u adeegsan doono Minnesota haddii rabshaduhu ay joogsan waayaan
Maxay dowladaha islaamka ka yiraahdeen xaaladda Iiraan
Madaxweynaha Maraykanka, Trump, ayaa dhowr jeer ayuu si cad u sheegay, in dowladdiisu dooneyso in meesha laga saaro xukunka islaamiga ah ee Iiraan,
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 19 Jannaayo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 16 Jannaayo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 16 Jannaayo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 15 Jannaayo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

























































