Goormaa la shaacin doonaa natiijada doorashada gobolka Banaadir?
Gudiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa shaaciyay waqtiga iyo nidaamka lagu shaacinayo natiijada doorashooyinka golaha deegaanka ee ka socda gobolka Banaadir.
Gudoomiyaha guddiga Cabdikariin Axmed ayaa waraysi uu siiyay BBC da arrintaa ku faahfaahinaya.









