Dhegeyso: Maxay Puntland ku qoonsatay dowladda federaalka Soomaaliya?
Maamul-goboleedka Puntland ayaa ka biyo diiday wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya oo dooddisu ay haatan socoto. Waxyaabaha uu gaar ahaan qoonsaday maamulka ayaa waxaa BBC-da uga warramay Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir.









