Waa sidee xaaladda dadka lagu dul dagaalamayo ee Kashmiir?

.

Xigashada Sawirka, AFP

BBC-da ayaa markii ugu horeysay galaangal dhif ah u heshay, loona ogolaaday in ay soo duubto deegaanada Kashmiir ee labada dhinac, xilli labada dal ay qarka u saaranyihiin dagaal ka dhex qarxa.

Ciidamada labada dal ayaa isweeydaarsanaya madaafiic, waxaana aad ugu waxyeeloobay shacabka Kashmiir.

Qoraalka Muuqaalka, BBC-da oo galaangal u heshay dadka lagu dul dagaalamayo ee reer Kashmiir

Haddaba xagga hoose ka daawo muuqaal ay BBC-da ka diyaarisay wixii ay wariyeyaasha la kulmeen.