Labada nin ee u eg Rodrigo Duterte iyo Kim Jong-un

Howard X (L) and Cresencio Extreme

Xigashada Sawirka, EPA

Labadan nin lagama garanayo madaxweyenaha Philiphine,Rodrigo Duterte iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un, aad ayay ugu egyihiin muqaal ahaan iyo socodba, waxaa lagu arkay labadan nin waddooyinka magaalada Hong Kong ee dalka Shiinaha iyagoo sawirro isla galaya oo wada fadhiyo maqaaxi ku taalla halkaasi.

Dadkii ku dhawaa labadan nin ayaa sheegay inay iska dhigayeen labada madaxweyne balse aysan aheyn hoggaamiyeyaasha dalalkaasi.

Waxaana lagu kala magacaaba Cresencio Extrem waa ninka u eg (Duterte) iyo Howard X oo u eg hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi (Mr Kim).

Howard X (Bidix) iyo Cresencio Extreme (Midig), waxaa kusoo yaacay dad badan oo ku sugnaa maqaaxida, sawirro ayay la qaadanayeen, waxaa ay siteen qoryo macmal ah.

Xigashada Sawirka, EPA

Qoraalka sawirka, Howard X (Bidix) iyo Cresencio Extreme (Midig), waxaa kusoo yaacay dad badan oo ku sugnaa maqaaxida, sawirro ayay la qaadanayeen, waxaa ay siteen qoryo macmal ah.
Ninka iska dhigayo madaxweynaha Philippine (Cresencio Extreme wuxuu dhagta u raaricinaya ninka kale ee u eg hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jung Un (Howard X) xilli shalay ay ku sugnaayeen kaniisad ku taalla magaalada Hong Kong

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Ninka iska dhigayo madaxweynaha Philippine (Cresencio Extreme wuxuu dhagta u raaricinaya ninka kale ee u eg hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jung Un (Howard X) xilli shalay ay ku sugnaayeen kaniisad ku taalla magaalada Hong Kong
Ninka iska dhigayay madaxweyne Duterte oo shalay sawirro dadweyne kula galaya munaasabad ka dhaceeysay Kaniisad ku taalla magaalada Hong Kong.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Ninka iska dhigayay madaxweyne Duterte oo shalay sawirro dadweyne kula galaya munaasabad ka dhaceeysay Kaniisad ku taalla magaalada Hong Kong.
Ninka iska egyihiin madaxweynaha Philippine (Cresencio Extreme) iyo ninka kale aanan la garaneyn hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ( Howard X)

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Ninka ay isku egyihiin madaxweynaha Philippine (Cresencio Extreme) iyo ninka kale aanan laga garaneyn hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ( Howard X)
Howard X iyo Cresencio Extreme oo hilib digaag ku wada cunaya maqaaxi ku taalla magaalada Hong Kong 3-dii bishan Februay 2019-ka.

Xigashada Sawirka, EPA

Qoraalka sawirka, Howard X iyo Cresencio Extreme oo hilib digaag ku wada cunaya maqaaxi ku taalla magaalada Hong Kong 3-dii bishan Februay 2019-ka.
Duterte (saxda ah) iyo Duterte (kan u eg)

Xigashada Sawirka, EPA

Qoraalka sawirka, Duterte (saxda ah) iyo Duterte (kan u eg)
Kim Jong-un (saxda ah) iyo kan u eg

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Kim Jong-un (saxda ah) iyo kan u eg