Daawo sawirrada Rakaabkii ugu horreeyay ee Asmara ka dagay
Qoraalka sawirka, Qaar ka mid ah rakaabkii la socday diyaaraddii ugu horreysay ee Addis ababa ka duusha kana caga dhigata CasmaraQoraalka sawirka, Goob kaniisad ahQoraalka sawirka, Dhismo qadiimi ah oo ku yaalla AsmaraQoraalka sawirka, Dhismooyin AsmaraQoraalka sawirka, Sawirka kulankii ugu horreeyay ee ay yeeshaan Dr Abiy iyo madaxwaynaha EriteriaQoraalka sawirka, Goob shaaha laga caboQoraalka sawirka, Wiil yar oo iibiya sawirada madaxda iyo calamadaQoraalka sawirka, Dhismayaasha AsmaraQoraalka sawirka, Diyaaradda Ethiopian Airlines markii ay Asmara soo caga dhigatay