Dilkii loo geystay George Floyd oo sababay Mareykanka oo dhan iney mudaharaadyo gilgilaan

Los Angeles, California, 30-ka May 2020

Xigashada Sawirka, Getty Images

Mudaharaadyo ballaadhan ayaa dalka Mareykanka oo dhan ka socda, mudaharaadyadaasi oo ka dhashay dilkii boolis caddaan ah oo ka tirsan gobolka Minnesota u Isniinti u geystay wiil madow ah oo aan hubeysnayn.

George Floyd ayaa geeriyooday kaddib marki uu askari boolis ah uu jilibka qoorta ka saaray isaga oo gacmaha ka katiinadeysan.

Gobolka Minnesota uu dilka Floyd ka dhacay waxaa Sabtidi laga howl geliyey ciidamada ilaalada qaranka si ay uga hortagaan mudaharaadyada rabshadaha wata ee halkaasi ka socda.

Los Angeles

Xigashada Sawirka, Getty Images

Colorado, 30-ka May 2020

Xigashada Sawirka, Getty Images

Colorado

Xigashada Sawirka, Getty Images

Washington, DC, 30-ka May 2020

Xigashada Sawirka, Getty Images

Columbia, South Carolina, 30-ka May 2020

Xigashada Sawirka, Reuters

Xafiis boosta oo ku yaalla magaalada Minneapolis oo la gubay 30-ka May 2020

Xigashada Sawirka, Getty Images

Gaari ay leeyihiin booliska oo lagu gubay Atlanta, Georgia

Xigashada Sawirka, Reuters

.

Xigashada Sawirka, AFP

Dibadbaxayaal ku sugan dibedda Aqalka Cad

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Dibadbaxayaal ku sugan dibedda Aqalka Cad
Waxayna mudaharaadayaasha ku dhawaaqayeen "waan neefsan la'ahay"

Xigashada Sawirka, EPA

Qoraalka sawirka, Dibadbaxayaal ka mudaharaadaya dibadda aqalka cadPeople gather outside the White House chanting "I can't breathe" and "Stop killing us"
Protests continued outside the White House overnight

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Dibadxyo ayaa ilaa xalay ka socday dibeda hore e Aqalka Cad
Protesters use milk to treat the sting of tear gas in New York City

Xigashada Sawirka, Laura Fuchs

Qoraalka sawirka, Qaar ka mid ah dibadbaxayaasha New York oo isticmaalaya caano si ay isaga dhaqaan sunta dadka ilmada ka keenta
Cunna looga talagalay dadka mudaharaadka sameeynaya, Minneapolis 30-ka May 2020

Xigashada Sawirka, Getty Images

George Floyd oo dhulka yaalla

Xigashada Sawirka, Darnella Frazier

Qoraalka sawirka, Sawir muujinaya askari caddaan ah oo Floyd qoorta kaga taagan
Ninka madowga ee la dilay, George Floyd

Xigashada Sawirka, Twitter/Ruth Richardson

Qoraalka sawirka, George Floyd wuxuu askariga qoorta kaga taagnaa marar badan u sheegay inuu neefsan la'yahay
Askariga booliska ee dilka Geystay, Derek Chauvin

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Derek Chauvin ayaa la filayaa in la maxkamadeeyo Isniinta

Waa qaar ka mid ah sawirra muujinaya mudaharaadyada gilgilay dalka Mareykanka.