Diyaaraddi dunida ugu weyneyd oo maanta duullimaadkeedi ugu horreysay billaawday

Qoraalka Muuqaalka, Diyaaraddi ugu weyneyd dunida oo maanta duullimaadkeedi ugu horreysay billaawday

Diyaaraddii ugu weyneyd dunida ee duullimaadkeeda ugu horreeyey maanta si rasmi ah u billaawday wuxuuna dherarkeedu gaarayaa 117 mitir. Tasoo ku dhaw baaxadda garoonka kubbadda cagta lagu ciyaaro.

Diyaaraddan oo awood u leh iney joog dhan 10km (10,000 oo miitir) ay ku duusho, waxay ku duuli kartaa xawaara dhan 270 kiilo mitir saacddiba.

Diyaaraddan dunida ugu weyn oo leh lix matoor ayaa noqotay diyaaraddii ugu weyneyd oo abid gasho hawada.

Waxayna diyaaradda leedahay 28 taayar, iyada oo ay duuliyeyaasha ay diyaaradda ka hagayaan laba qaybood oo ay diyaaraddan cusun u qaybsan tahay.

Muuqaalka iyo Sawirrada diyaaradda halkan kaga bogo.

Diyaaradda waxaa sameeysay Stratolaunch

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Diyaaraddi dunida ugu weyneyd oo maanta duullimaadki ugu horreysay ka sameeyesay California
Diyaaradda waxaa sameeysay shirkadda Stratolaunch

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Diyaaradda waxaa sameeysay shirkadda Stratolaunch
Stratolaunch, the world's largest plane, takes its maiden flight over California, April 2019

Xigashada Sawirka, Reuters

.

Xigashada Sawirka, Reuters

.

Xigashada Sawirka, Reuters

.

Xigashada Sawirka, Reuters

.

Xigashada Sawirka, Reuters