Maxay dharkan hidaha iyo dhaqanka ah u qabsadeen baraha bulshada?

.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Saraakil ka tirsan maamulka dalka Hindiya ayaa waxa ay wax ka badeleen sharci ay waaxda tacliinta soo saartay oo lagu ganaaxayo dadka dharka hidaha iyo dhakhanka ah u qaata goobaha shaqada.

"Dhammaan saraakiisha booqanaya xafiiska ayaa waxaa lagu amray inay soo xirtaan dhar munaasab ku ah booqashadooda rasmiga ah." Ayaa lagu qoray wargayska 11 December.

Bulshada ku nool gobolka Kashmiri ee isticmaasha baraha xiriirka bulshada ayaa farriimo iyo sawirro ay iska qaadeen iyagoo wata dharka hidaha iyo dhakhanka ah ku shaaciyey barahooda, iyagoo ka falcelinaya arrinka lagu mamnuucayo xirashada dharkan.

Dadka baraha bulshada la wadaagayey muuqaalada iyo sawirada ayaa sheegay inay ka xumaadeen markay arkeen weerarka lagu hayo dhaqankooda.

Cumar Cabdullaahi, waa sarkaal hore oo ka soo shaqeeyay Jammu iyo Kashmir, waxaana uu mamnuucistan ku tilmaamay "sharaf dhac"

Ka bood X boggan, 1
Oggolow X macluumaadka

Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.

Digniin: Waxaa suuragal ah in macluumaadka dad kale ay ku jiraan xayaysiin

Dhammaadka X boggan, 1

.

Qaar ka mid ah dadka baraha bulshada ku shaacinayey sawirada ayaa sheegay in dharkan uu muhiimad weyn u leeyahay.

Ka bood X boggan, 2
Oggolow X macluumaadka

Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.

Digniin: Waxaa suuragal ah in macluumaadka dad kale ay ku jiraan xayaysiin

Dhammaadka X boggan, 2

.

Waxaa sidoo kale jira dad arrinkan ugu yeeray "dhaqan dumis", iyagoo ka hadlay faa'iidooyinka iyo muhiimadda uu dharkan leeyaahay.

Ka bood X boggan, 3
Oggolow X macluumaadka

Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.

Digniin: Waxaa suuragal ah in macluumaadka dad kale ay ku jiraan xayaysiin

Dhammaadka X boggan, 3

.
Ka bood X boggan, 4
Oggolow X macluumaadka

Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.

Digniin: Waxaa suuragal ah in macluumaadka dad kale ay ku jiraan xayaysiin

Dhammaadka X boggan, 4

.
Ka bood X boggan, 5
Oggolow X macluumaadka

Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.

Digniin: Waxaa suuragal ah in macluumaadka dad kale ay ku jiraan xayaysiin

Dhammaadka X boggan, 5

.
.
.

Cabdul Rashiid, oo ah sarkaal ka howl gala waaxda waxbarasha ayaa doonayay inuu dhaqan galiyo amarkan mamnuucista dharka hiddaha iyo dhaqanka ah, balse ma aysan u suura galin.

"Dadka iyagoo xiran dharkan ayey xafiisyada tagi jireen.. waxaana rabay inaan taasi mamnuuco" Ayuu yiri.

Ma'ahan markii ugu horreysay ee dharkan la mamnuuco.

Sannadkii 2014-kii, wariye u dhashay dalkaas ayaa lagu amray inuusan galin xarunta madaxtooyada isagoo xiran dharkan.