Sawirada: duufaanta Florence ee ku dhufatay Mareykanka

Baaxadda duufaanta Hurricane Florence

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Baaxadda duufaanta Hurricane Florence

Duufaanta Florence ayaa jimcihii ka soo caga dhigatay waqooyiga Carolina waxa ayna ku dhufatay guud ahaan dhulka xeebaha ah ee ku yaalla bariga Mareykanka.

Waxaa la soo sheegayaa in duufaantan ay ku dhinteen 5 qof islamarkana kumannaan qof ay ku barakaceen oo ay ku nool yihiin hoy kumeelgaar ah.

Waxaa digniino daadgurayn ah loo jeediyay 1.7 milyan oo qof guud ahaan waqooyiga gobolka Carolina, Koonfurta Carolina iyo Virginia.

Kuwani waa qaar ka mid ah sawirada markii ay duufaanta ku dhufatay goobo ka tirsan mareykanka

Calaamad muujinaysa digniin lagu qoray darbiyada oo dadak faraysa in ay duufaan ka cararaan

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Calaamad muujinaysa digniin lagu qoray darbiyada oo dadak faraysa in ay duufaan ka cararaan
Duufaanta ayaa waxa ay sababtay in wadooyiin badan ay go'aan islamarkana magaalooyiinka qaar uu daad ku soo fataho

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Duufaanta ayaa waxa ay sababtay in wadooyiin badan ay go'aan islamarkana magaalooyiinka qaar uu daad ku soo fataho
Qaar ka mid ah dadka ku nool waqooyiga Carolina ayaa waxaa daadgureeyay kooxaha gurmadka degdega ah

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Qaar ka mid ah dadka ku nool waqooyiga Carolina ayaa waxaa daadgureeyay kooxaha gurmadka degdega ah
ku dhawaad 150 qof ayaa guriyahooda ku xannibmay magaalada ku taalla waqooyiga Carolina ee New Bern

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, ku dhawaad 150 qof ayaa guriyahooda ku xannibmay magaalada ku taalla waqooyiga Carolina ee New Bern
Waxaa magaalada ku fatahay biyo ka yimid wabiga Neuse River

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Waxaa magaalada ku fatahay biyo ka yimid wabiga Neuse River
Waddooyiinka magaalada New Bern ayaa saameeyay fatahaado ka dhashay roobab mahiigaan ah oo halkaasi ka da'ay.'

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Waddooyiinka magaalada New Bern ayaa waxaa saameeyay fatahaado ka dhashay roobab mahiigaan ah oo halkaasi ka da'ay.'
Doomo ayaa waxaa qaaday duufaan iyo dabeylo xoog badan magala xeebeedka New Bern

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Doomo ayaa waxaa qaaday duufaanta iyo dabeylo xooggan magala xeebeedka New Bern
Haweeney iyo Eygeeda oo la soo badbaadiyay

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Haweeney iyo Eygeeda oo la soo badbaadiyay
Geedaha ayaa waqooyiga Carolina waxaa dhulka dhigay dabeylo

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Geedaha ayaa waqooyiga Carolina waxaa dhulka dhigay dabeylo
Aabo iyo gabdhiisa oo la soo badbaadiyay ka dib markii uu geed ku soo dumay

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Aabo iyo gabdhiisa oo la soo badbaadiyay ka dib markii uu geed ku soo dumay
Waxaa wali guud ahaan Carolina, ka socda duufaanada

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Waxaa wali guud ahaan Carolina, ka socda duufaanada