Sawirro : Eeg waxa ay goyn karto lacagta qiimo beeshay ee Venezuela

Maalintii isniintii, madaxweynaha Venezuela Nicolas Maduro ayaa sheegay in uu soo saari doono lacag cusub si loo maareeyo sicir bararka xadka dhaafay ee dalkaas, iyada oo sanduuqa lacagta adduunka ee IMF ay ku qiyaastay in uu sanadkan gidihiisa gaari karo hal milyan oo laab.

Lacagta dalkaas ee loo yaqaano Bolivar ayaa noqotay wax ku dhow qiimo beel, waxayna tani ka dambeysay dhaqaale burbur dalkaas so wajahay. si loo muujiyo xadka uu gaarsiisanyahay sicir bararka, sawir qaadaha wakaaladda wararka ee Reuters Carlos Garcia Rawlins ayaa is barbar dhigay sheey kasta oo guri looga baahanyahay iyo lacagtii lagu iibsan lahaa.

2.4kg hilib digaag ah waxa uu marayaa 14,600,000 Bolivars (oo u dhiganta $2.22 doolar).

2.4kg oo digaag ah oo la hareer dhigay 14,600,000 bolivars

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, 2.4kg oo digaag ah oo la hareer dhigay 14,600,000 bolivars

Xaanshida suuliga waxa ay maraysaa 2,600,000 bolivars.

Xaanshida suuliga waxa ay maraysaa 2,600,000 bolivars.

Xigashada Sawirka, Reuters

Saddex milyan oo lacagta bolivars ah ayay joogtaa caarootadan

Saddex milyan oo lacagta bolivars ah ayay joogtaa caarootadan

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Saddex milyan oo lacagta bolivars ah ayay joogtaa caarootadan

Dadka reer Venezuela ayaa sii iibsanayay raashiin kayd ah ka hor inta aysan dhaqangalin qorshayaasha cusub ee dowladda waddo.

Hal kiilo oo bariis ah waxa uu marayaa 2,500,000

Hal kiilo oo bariis ah waxa uu marayaa 2,500,000 bolivars

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Hal kiilo oo bariis ah waxa uu marayaa 2,500,000 bolivars

Hal xabbo oo xafaayadda dumarka ah waxa ay joogtaa 3,500,000 bilivars

Hal xabbo oo xafaayadda dumarka ah waxa ay joogtaa 3,500,000 bilivars

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Hal xabbo oo xafaayadda dumarka ah waxa ay joogtaa 3,500,000 bilivars

Hal kiilo oo yaanyo ah wuxuu joogaa 5 milyan oo doolar oo bolivars ah.

Hal kiilo oo yaanyo ah wuxuu joogaa 5 milyan oo doolar oo bolivars ah.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Hal kiilo oo yaanyo ah wuxuu joogaa 5 milyan oo doolar oo bolivars ah.

7 milyan iyo bar bolivars ayay joogtaa Farmaajada dalka Venezuela

7 milyan iyo bar bolivars ayay joogtaa hal kiilo oo Farmaajada dalka Venezuela ah

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, 7 milyan iyo bar bolivars ayay joogtaa hal kiilo oo Farmaajada dalka Venezuela ah

Xafaayadaha carruurta waa 8 milyan oo bolivars

Xafaayadaha carruurta waa 8 milyan oo bolivars

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Xafaayadaha carruurta waa 8 milyan oo bolivars

Hal kiilo oo hilib ahna waa 9 milyan iyo bar bolivars.

Hal kiilo oo hilib ahna waa 9 milyan iyo bar bolivars.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Hal kiilo oo hilib ahna waa 9 milyan iyo bar bolivars.

.