Wixii kala qabsaday Faarax Murtiile iyo carruurtii uu af-Soomaaliga barayey

Qoraalka Muuqaalka,
Wixii kala qabsaday Faarax Murtiile iyo carruurtii uu af-Soomaaliga barayey

Faarax Cawil Jaamac (Faarax Murtiile) oo ah abwaan, misna heesaa ah ayaa bara afka soomaaliga carruurta isagoo adeegsanaya suugaanta. Haddaba maxay aheyd wixii ku dhaliyay Faarax inuu qaab suugaaneed ku baro carruurta afka Soomaaliga?

Arrintaas iyo qodobbo kale oo ay ka mid tahay muhiimadda uu barnaamijkan u leeyahay ubadka ayuu Faarax Murtiile ka hadlayaa.