Maxaa ka dhaxeeya suugaanta iyo xisaabta? Abwaan Weedhsame ayaa sharraxay

Qoraalka Muuqaalka, Maxaa ka dhaxeeya suugaanta iyo xisaabta? Abwaan Weedhsame ayaa sharraxay
Maxaa ka dhaxeeya suugaanta iyo xisaabta? Abwaan Weedhsame ayaa sharraxay

Abwaan Weedhsame oo ah macalin dhiga xisaabta ayaa sheegay in suugaantiisa ay marar badan ka soo ifbaxday xisaabtu.