Wixii kala qabsaday Caasho Geelle iyo aabaheed markii ay surwaal xiratay
Wixii kala qabsaday Caasho Geelle iyo aabaheed markii ay surwaal xiratay
Caasho Geelle Diiriye waa mid ka mid ah hablaha ugu caansan siyaasadda Soomaalida, iyada oo noqotay gabadhii ugu horreysay ee xildhibaan iyo wasiir ka noqota dowlad goboleedka Puntland.
Caasho waxa ay markii dambe noqotay Guddoomiyaha Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka Soomaaliya.
Waxay-se hadda BBC uga warramaysa dhinaca kale ee nolosheeda carruurnimada, jaceylkii ay u qabtay kubadda kolayga, iyo masiibadii dhacday maalinkii arooskeeda, heesaha Sahra Axmed Jaamac. Waxay u warrantay weriye Faaduma Taxadar Yuusuf.





