Sakariye Xaaji: Markii ay gabadhiisu ku tiri 'Waan ku jeclahay'

Qoraalka Codka, Sakariyo Xaaji Cabdi: Waxa uu ka aaminsanaa jacaylka iyo noloshisii carruurnimada
Sakariye Xaaji: Markii ay gabadhiisu ku tiri 'Waan ku jeclahay'

Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi waa mid ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan Soomaalida.

Waa Wasiir hore, muddo dheer na ahaa xildhibaan af adag. Marar kale na u tartamay xilka madaxweynenimada Soomaaliya.

Maanta na, waa isaga oo kaftamaya, heesaya oo carruurninadiisa iyo jaceyl ka sheekeynaya. Waxa uu waramay Weriye Faduma Taxadar Yusuf.