Sawirro : Haro si mucjiso ah midabkeeda isu badalay

Haro midabka biyaheeda uu si lama filaan ah isu badelay ayaa noqotay meel loo tago fursado sawirro lagu galo magaalada Melbourne ee dalka Australia.

Haradan oo gacan ku samays ah ayuu midabkeeda isu badelay mid basali ah

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Haradan oo gacan ku samays ah ayuu midabkeeda isu badelay mid basali ah
Midabkan ayaa waxaa keenay illeyska cadceedda, roobabka iyo heer kulka

Xigashada Sawirka, EPA

Qoraalka sawirka, Midabkan ayaa waxaa keenay illeyska cadceedda, roobabka iyo heer kulka
Geedaha yaryar ee ka baxa ayaa la sheegay in ay dhallaan maaddo badeli karta midabka biyaha

Xigashada Sawirka, EPA

Qoraalka sawirka, Geedaha yaryar ee ka baxa ayaa la sheegay in ay dhallaan maaddo badeli karta midabka biyaha
Dad dalxiisayaal ah ayaa meesha taga si ay sawirro ugu galaan

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Dad dalxiisayaal ah ayaa meesha taga si ay sawirro ugu galaan
Dadka qaar ayaa xirta dhar middabo kale leh si ay isugu soo baxaan kan harada

Xigashada Sawirka, AFP/Getty Images

Qoraalka sawirka, Dadka qaar ayaa xirta dhar middabo kale leh si ay isugu soo baxaan kan harada
Balse saraakiisha dowladda ayaa dadka oga digay in aysan biyaha u dhowaan maadaamaa cusbadooda ay saa'id tahay, jirkuna xasaasiyad ka qaadi karo

Xigashada Sawirka, AFP/Getty Images

Qoraalka sawirka, Balse saraakiisha dowladda ayaa dadka oga digay in aysan biyaha u dhowaan maadaamaa cusbadooda ay saa'id tahay, jirkuna xasaasiyad ka qaadi karo
Haweenay sawir isaga qaadaysa meesha

Xigashada Sawirka, EPA

Qoraalka sawirka, Haweenay sawir isaga qaadaysa meesha
Haradan ayuu midabkeeda sidan ahaan doonaa xilliga dayrta oo dhan

Xigashada Sawirka, AFP/Getty Images

Qoraalka sawirka, Haradan ayuu midabkeeda sidan ahaan doonaa xilliga dayrta oo dhan
Waa arrin sidoo kale lagu arkay dalalka Spain, Canada iyo Senegal

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Waa arrin sidoo kale lagu arkay dalalka Spain, Canada iyo Senegal