Sawirro: Xaalada Jigjiga oo wali kacsan

Xaalada magaalada Jigjiga ayaa la soo sheegaya inay tahay mid kacsan, kaddib markii ay milatariga Federaalka Itoobiya gudaha u galeen.

Dad badan ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaaladaasi waxaana lasoo sheegayaa inay halkaasi ka socoto bililiqo.

Halkaan ka daawo sawirada jawiga magaalada Jigjiga.

Dad badan oo isugu soo baxay wadooyinka
Qoraalka sawirka, Dad badan oo isugu soo baxay wadooyinka
Xaalada oo wali kacsan
Qoraalka sawirka, Xaalada oo wali kacsan
Dhalinyarada oo wadooyinka socod ku maraya
Qoraalka sawirka, Dhalinyarada oo wadooyinka socod ku maraya
Xaalada Jigjiga oo kacsan
Qoraalka sawirka, Xaalada Jigjiga oo kacsan
Dadweynaha oo koox koox u taagan wadooyinka
Qoraalka sawirka, Dadweynaha oo koox koox u taagan wadooyinka
Xaalada Jigjiga oo wali kacsan
Qoraalka sawirka, Xaalada Jigjiga oo wali kacsan