BBC News,
Somali
U gudub qaybta macluumaadka
Qaybaha
War
Siyaasad
Soomaali
Raadiye
Muuqaal
Haween
Ciyaaro
Saynis iyo Caafimaad
Fan iyo Dhaqan
War
Siyaasad
Soomaali
Raadiye
Muuqaal
Haween
Ciyaaro
Saynis iyo Caafimaad
Fan iyo Dhaqan
Sawirro: Barakacayaasha cusub ee Muqdisho gaaray
18 Febraayo 2017
Boqollaal qoy oo cusub oo abaaraha ka barakacay ayaa gaaray duleedka magaalada Muqdisho.
Qoraalka sawirka,
Caruur iyo dumar ayaa u badan barakacayaasha cusub ee Muqdisho gaaraya
Qoraalka sawirka,
Waxay ka soo qexeen gobolka Baay ka dib markii xoolihii ay abaarta ka dhameysay
Sawirro: Abaaraha ka taagan gobolka Soomaalida Itoobiya
Dadka iyo xoolaha haray waxay wada cunaan raashiinka yar ee ay haystaan
Abaarta hadda taagan mala mid noqon kartaa tii 2011-kii?
Qoraalka sawirka,
Harraad iyo gaajo ayey uga soo barakeceen goobihii ay deganaayeen
Qoraalka sawirka,
Dumar iyo caruur barakacayaal ah oo ku sugan duleedka Muqdisho
Qoraalka sawirka,
Qaar kamid ah waxay gargaar ka heleen dadkii ay soo duldegeen
Qoraalka sawirka,
Qaar kood waxay shaah ku karsadaan meel bannaan ah
Qoraalka sawirka,
Barakacan cusub wuxuu imaanayaa xilli madaxweyne farmaajo uu ku baaqay gurmad degdeg ah
Qoraalka sawirka,
Barakacayaashan cusub waxay dalbanayaan in loo gurmado
Warar kale oo dheeraad ah oo la xiriira qodobkan
Gabay ku saabsan abaaraha oo ay tirisay abwaanad Koos Jamac Dhunkaal
29 Nofembar 2016
Daawo: Saamynta ay abaaraha ku yeesheen xoolo dhaqatada
15 Febraayo 2017
Musiibada abaaraha ee ku habsatay gobolka Waqooyi Bari
11 Febraayo 2017
BBC-da oo u kuurgashay abaarta ka jirta Nugaal
13 Febraayo 2017
Wararka ugu waaweyn
Ciidamada Israa'iil oo toogtay wiil Falastiini ah, iyagoo ku hareeraysana dhiig baxay ilaa uu ka geeriyooday
4 Daqiiqadood ka hor
TOOS
,
Israa'iil oo aqbashay safiirkii ay Somaliland u magacaawday Israa'iil
Dukumentiyada Epstein maxay ka sheegeen madax iyo shaqsiyaad Afrikaan ah
4 Saacadood ka hor
Xul
‘Muwaadiniinta dalkeygow’: Warqada sirta ah ee Maxamed Siyaad Barre qoray kahor geeridiisa ee laga helay madxafka Ingiriiska
11 Disembar 2023
Daraasad; Qaraha wuxuu leeyahay awood lamid ah tan kaniiniga Viagra
30 Abriil 2022
Xamaas oo xaqiijisay dilka, ninka ay Israa'iil u taqaannay 'Bisadda leh Sagaalka Nafood`
31 Jannaayo 2025
Israa'iil oo shaacisay tiro askarteeda ah oo looga dilay Rafax iyo Xamaas oo ka hadashay
16 Juunyo 2024
Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed dad badan ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Galagduud iyo sida hadda xaaladdu tahay
29 Maajo 2024
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
14 Maarso 2024
Wax ka ogow waxa ay yihiin iyo awoodda ciidanka illaalada kacaanka Iran ee fuliyey weerarka ka caraysiiyey Maraykanka
17 Jannaayo 2024
Ugu Aqris Badan
1
Wiil uu dhalay Cusaama Bin Ladin oo bixiyay xog la yaab leh oo ku saabsan aabbihiis
Markii ugu dambeysay ee la cusbooneysiiyay: 4 Disembar 2022
2
Muxuu yahay 'cudurka halista ah' ee raggu ka qaadaan cabidda caanaha?
Markii ugu dambeysay ee la cusbooneysiiyay: 10 Maajo 2023
3
Arrin ka dhacday qolkii lagu daldalay Saadaam Xuseen iyo 'eraygiisii ugu dambeeyay'
Markii ugu dambeysay ee la cusbooneysiiyay: 9 Luulyo 2022
4
Dukumentiyada Epstein maxay ka sheegeen madax iyo shaqsiyaad Afrikaan ah
5
Maxaa dhacaya haddii aad ku afurto biyo qabow?
You might also like:
news
|
sport
|
weather
|
worklife
|
travel
|
future
|
culture
|
world
|
business
|
technology