Daawo: Saamynta ay abaaraha ku yeesheen xoolo dhaqatada

Qoraalka Muuqaalka, Daawo: Saaemyta ay abaaraha ku yeesheen xoolo dhaqatada

Dadka xoolo dhaqatada ah ayaa abaarta ku waayay dhammaan xoolihii ay haysteen. Qaar ka mid ahna waxay ku barakeceen magaalooyiinka.