Daawo: Maxay Soomaalidu ka aaminsan yihiin bidaarta?
Soomaaliya, waxaa bilo ka hor ka billowday timo-beerashada oo markii hore dibadda loo aadi jiray. Dad badan ayaa tinta beertay taas oo hadal hayn ka dhalisay magaalada. Haddaba sidee ayay dadku u arkaan arrintan?









