Shaxda billadaha Olimbikada ee Tokyo 2020
Ciyaaraha Olimbikada ee 2020 ayaa waxaa lagu soo bandhigi donaa tiradii ugu badneyd ee tartamo oo 33 ah, waxaana dhici doona 339 tartan oo lagu qaban doono 42 goobood oo Japan ku yaal. Boggan waxaan idiin ku soo gudbin doonnaa shaxda billadaha oo si otomaatik ah isu cusbooneysiinaya, muujinayana billadaha dahabka, qalinka iyo maarta ee ay ku guuleystaan guddiyada xulalka qaranka ee ka qeyb qaadanaya tartamada. Billada ugu horreysa ayaa la filayaa in la bixiyo 24-ka July 2021.
Heerka






