Natiijooyinka Ciyaaraha Horyaalka England

Ciyaarihii shalay dhacay waxay ahaayeen kuwo xiiso gooni ah leh.
Ciyaartii ugu kululayda waxay dhexmartay Kooxaha Liverpool iyo Leicester.
Liverpool waxay qabtay caro hore oo waxaa koobka Leage Cup-ka ka reebtay Leicester.
Sadax gool iyo labo ayay ku kala baxeen. Waxayna ahayd ciyaar xiiso gooni ah wadatay.
Manchester City oo u muuqata inay xoogan tahay sanadkan waxay shan iyo eber kaga badisay Crystal Palace.
Chelsea waxay afar iyo eber ku garaacday kooxda Sawnsea City.
Manchester United hal gool iyo waxba ayay ku kala baxeen kooxda Southampton
Dhibco ahaan waxaa wada hogaaminaya horyaalka England labada Manchester balse goolal ahaan Manchester City ayaa badan.
Chelsea ahaa ku xigta oo leh 13 dhibcood. Halka Tottenham ay wadato 11 dhibcood










