Daawo: Maryama oo kaamiro ku shaqeysa oo ka sheekeyneysa takoorka ay kala kulanto ragga

Qoraalka Muuqaalka, Gabadha Soomaalida ah ee isku dayeysa inay baddashao fikir muddo dheer jiray oo laga qabo dumarka shaqeeya

Muuqaalkan waxaa laga duubay caqabadaha ay Maryan kala kulanto ragga marka ay magaalada aaddo iyadoo ku shaqeysaneysa kaamirada ay wax ku duubto.

Gabadhan waxa ay isku dayeysaa in ay baddasho fikirka muddada dheer la aaminsanaa eel aga qabo dumarka shaqeeya.