Layliga isbedelka cimilada: Sidee u yareyn kartaa qiiqa wasaqeeya hawada?

Hoggaamiyeyaasha caalamka ayaa yeeshay shir ku saabsanaa arrimaha isbedelka cimilada oo ka dhacay Glasgow, si qorshe wax qabad leh loo abuuro.

Malaayiin qof noloshooda ayey saameyn kartaa go'aannada waaweyn ee la soo saaray, balse sidee adigoo gurigaaga joogo qeyb uga noqon kartaa isbedelka cimilada iyo wax ka qabashadeeda?