Sawirro : Xukunkii Mugabe ee muddada dheer

Robert Mugabe oo ku sugan jaamacadda Harare bishii July 1984

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Robert Gabriel Mugabe waxa uu waxbarashadiisa ku qaatay iskuul kaniisad leedahay, kadibna waxa uu u tabobartay macalinimo, isaga oo ka qalinjabiyay jaamacadda Fort Hare (Koonfur Afrika), oo ahayd jaamacaddii Nelson Mandela uu wax ku bartay. 1958 ayuu aaday in uu ka shaqeeyo Ghana
Sally Hafron Circa 1955 (Bidix), Robert Mugabe in 1976 (Midig)

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Waxa ay kulmeen xaaskiisii koowaad Sally Hafron oo ay is guursadeen 1961.
Robert Mugabe iyo Joshua Nkomo oo ku sugan Lancaster House, London.

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Markii xabsiga laga soo siidaayay 1974, waxa uu noqday hoggaamiye caan ah oo jabhad ah dagaalkii lagula jiray xukunka caddaanka tirada yar isaga iyo halgamaagii Joshua Nkomo (Midig)
Askari xornimo u doodkii ka tirsan oo meel taagan March 04, 1980 in Lupane camp

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Waxay aqbaleen in ay hubka dhigaan, kadibna waxa ay ku guuleysteen doorashadii dhacday 1980-kii.
Robert Mugabe oo shir jaraa'id ka hadlaya , 6dii March 1980

Xigashada Sawirka, Getty Images

Qoraalka sawirka, Robert Mugabe ayaa Zimbabwe ku laabtay lix todobaad uun ka hor doorashii kadib 10 sano oo musaafuris ku maqnaa, kadib waxa uu noqday Ra'isulwasaare dowlad wadaag ah.
Madaxweynihii Cuba Fidel Castro (dhexda) oo ay wada qoslayaan madaxweynihii hore ee Zimbabwe Canaan Banana (Midig) iyo Ra'isulwasaarihii Zimbabwe Robert Mugabe (Bidix) kadib booqashadii uu ku tagay Harare 31 August 1986

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Madaxweynihii Cuba Fidel Castro (dhexda) oo ay wada qoslayaan madaxweynihii hore ee Zimbabwe Canaan Banana (Midig) iyo Ra'isulwasaarihii Zimbabwe Robert Mugabe (Bidix) kadib booqashadii uu ku tagay Harare 31 August 1986
Margaret Thatcher iyo Robert Mugabe sanadkii 1980

Xigashada Sawirka, PA

Qoraalka sawirka, Mugabe waxa uu xiriir dhow la lahaa Ra'isulwasaarihii Britain Margaret Thatcher
Mugaben ayaa guursaday Grace Marufu, sanadkii 1996 sanado kadib markii ay geeriyootay xaaskiisii koowaad. Waxa ay isu hayaan labo wiil.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Mugaben ayaa guursaday Grace Marufu, sanadkii 1996 sanado kadib markii ay geeriyootay xaaskiisii koowaad. Waxa ay isu hayaan labo wiil.
Caruur iskuul ku sugan beer ku taala meel Harare u jirta 40km taas oo loo bixiyay "Black Power Farm"

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Kadib markii dowladdii Tony Blair ee UK ay diiday in ay maalgaliso siyaasaddii dhulka ee muranka badan dhalisay 1997-dii, iyo markii uu ku guuldaraystay aftidii la qaaday 3 sano kadib , maleeshiyaad Mugabe taabacsan ayaa weeraray lana wareegay beerihii caddaanka
Madaxweyn Robert Mugabe xaaskiisa Grace oo ka qeybgalaya xaflad magaalada Gweru, Zimbabwe -1 September 2017

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Mugabe ayaa badalay labiskiisii, wuxuuna bilaabay in uu xirto dhar lagu xardhay calanka dalkaas
Isaga oo 83 jir ah ayuu u dabaaldagayaa dhalashadiisa gudaha Harare, Zimbabwe - 21 February 2007

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Sanad kasta xisbiga Zanu-PF ayaa xaflad dhalasho u dhigi jirey Mugabe, waxayna noqotay wax caado ah
Waa toorte weyn oo lagu xusayo sanad guuradiisa dhalasho ee 92 jirka markii uu noqday

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Waa toorte weyn oo lagu xusayo sanad guuradiisa dhalasho ee 92 jirka markii uu noqday, 2016-kii.
Waraaqo muujinaya sawirka Mugabe xili lagu jirey ololaha doorashada sanadkii 2008-dii

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Waraaqo muujinaya sawirka Mugabe xili lagu jirey ololaha doorashada sanadkii 2008-dii, balse lagu kor xardhay magaca xisbiga mucaaradka
Gabadha kaliya ee uu dhalay Bona Mugabe oo qalin jabinaysa 16-kii November, 2015-kii.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Gabadha kaliya ee uu dhalay Bona Mugabe oo qalin jabinaysa 16-kii November, 2015-kii, dalka Singapore.
Mudaaharaadayaal kasoo horjeeda Mugabe

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Mudaaharaadayaal kasoo horjeeda Mugabe
Ciidammada Zimbabwe markasta waa ay barbar taagnaayeen Mugabe, halkan waa dabaaldega sanadguuradii 28-aad ee xornimada Zimbabwe Bishii April, 16, 2008.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Ciidammada Zimbabwe markasta waa ay barbar taagnaayeen Mugabe, halkan waa dabaaldega sanadguuradii 28-aad ee xornimada Zimbabwe Bishii April, 16, 2008.
Mugabe oo ku sugan xaflad qalinjabin ah November, 2017-ka maalmo kadib markii ciidanka awoodda la wareegeen.

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Mugabe oo ku sugan xaflad qalinjabin ah November, 2017-ka maalmo kadib markii ciidanka awoodda la wareegeen.
Mugabe ayaa is casilay kadib mudaaharaadyo waaweyn oo looga soo horjeedo, iyo culees badan oo la saaray.

Xigashada Sawirka, Reuters

Qoraalka sawirka, Mugabe ayaa is casilay kadib mudaaharaadyo waaweyn oo looga soo horjeedo, iyo culees badan oo la saaray.