You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Baraf iyo qaboow oo baajiyay cayaaro maanta dhici lahaa
Toddobada ciyaarood ee horyaalka Ingiriiska oo loogu talagalay in ay dhacaan manta oo sabti ah ayaa la caaari doonaa inkastoo ay hawada Ingiriiska ay aad u xuntahay.
Balse lix cayaarood oo ka tirsan horyaalka Championship-ka ayaa baaqaday.
Waxaa kaloo shalay Jimcihii baaqaday seddex ciyaarood oo ka tirsan Super League-gga.
Ciyaarta fiinaalka ee koobka BBL oo dhex mari doonta kooxaha Sheffield Sharks iyo Leicester Riders ayaan la baajin oo cayaari doona.