Saameynta daadadkii ku soo rogmaday Gaalkacyo

Qoraalka Muuqaalka,
Saameynta daadadkii ku soo rogmaday Gaalkacyo

Daadadka ayaa ka dhashay roobabkii ka da’ay Gaalkacyo oo saameyn weyn ku yeeshay dadkii ku noolaa magaalada.

Dadka qaarkood ayaa bilaabay inay ka guuraan guryahooda, maadaama ay biyaha u soo gal;een, xaafadaha qaarna waxaa adag in la isaga gudbo.