Xogta iyo muuqaalladii ugu dambeeyay ee dagaalka Israa'iil iyo Xamaas

Qoraalka Muuqaalka, Israa'iil iyo Xamaas

Tirada guud, 313 Falastiiniyiin ah ayaa la dilay, ku dhawaad 2,000 oo kalena waa lagu dhaawacay Marinka Qasa oo ay ku socoto duqeynta aargudashada ah ee Israa’iil tan iyo Sabtidii sida laga soo xigtay Wasaaradda Caafimaadka ee Falastiin.