Daawo: "Waan diidnay in nala xidid siibo" dareenka dadka Gaza ee guryahooda la duqeeyay

Qoraalka Muuqaalka, Duqeymaha ayaa weli sii socda
Daawo: "Waan diidnay in nala xidid siibo" dareenka dadka Gaza ee guryahooda la duqeeyay

Muuqaalkan ayaa muujinaya nin Falastiini ah oo lagu magacaabo Saabir Abu Hilaal, oo eegaya waxyeellada gaartay gurigiisa oo ku burburay duqeymaha Israa'iil.