Daawo masjidka ay Israa'iil duqeeyeen

Qoraalka Muuqaalka, Dadka deegaanka ayaa sheegay in milatariga Israa'iil ay uga digeen inay foojignaadaan
Daawo masjidka ay Israa'iil duqeeyeen
Israa'iil

Diyaaradaha Israa’iil ayaa aroortii hore ee saakay weeraray xarun uu ku yaallo masjid, meel ka tirsan Daanta Galbeed ee la heysto, xaruntan ayay milatarigu sheegeen inay Xamaas u adeegsan jirtay abaabulka weerarrada, kooxaha caafimaadka falastiiniyiinta ayaa iyaguna sheegay in ugu yaraan hal qof u uku dhintay halkaas. Lifaaqa kore ka daawo warbixinta masjidka oo dhammeystiran: