Daawo: Qasa waa magaalo nooce ah? weriyihii hore ee BBC-da oo aqoon u leh ayaa sharraxaya

Qoraalka Muuqaalka, Xamaas ayaa Sabtidii weerar gaadmo ah ku qaadday Israa'iil
Daawo: Qasa waa magaalo nooce ah? weriyihii hore ee BBC-da oo aqoon u leh ayaa sharraxaya

Xamaas ayaa weerar aan la fileyn Sabtidii ku ekeysay magaalooyin ku yaalla Israa'iil waxaana ka dhashay khasaare badan.

Sidoo kale Israa'iil ayaa weerar falcelin ah ka geysatay Marinka Gaza.

Haddaba Gaza waa meel noocee ah? weriyihii hore ee BBC-da, Yuusuf Xasan ayaa ka sheekeynaya.