Dhegeyso: Sida ay taraaklayaasha Soomaalida ee Canada u saameyneyso canshuuraha dheeraadka ah ee uu Mareykanku soo rogay

Qoraalka Codka, Trump ayaa dhowaan amray in la duqeeyo Daacishta Soomaaliya

Dagaal ganacsi ayaa ka dhex qarxay dalalka dariska ah ee Canada iyo Mareykanka. Trump ayaa horey ugu dhawaaqay in canshuuro dheeraad ah uu kusoo rogayo dalka Canada.

Dowladda Canada oo ka jawaabaysa ayaa dhankeeda sheegtay in tallaabo taas la mid ah ay qaadi doonto.

Dagaalka ganacsiga ee labada dhinac ayaa waxay dhaqaalayahannada ka digayaan in labada dhinacba ay saameyn ku yeelan doonto.

Lifaaqa kore ka dhegeyso warbixinta weriye Durraan Xasan uu ka sameeyay saameynta ay arrintan ku yeelaneyso ganacsatada Soomaalida: