Doorashada Soomaaliya: Dastuurka Soomaaliya iyo qoondada dumarka

Qoraalka Muuqaalka, Dastuurka Soomaaliya iyo dumarka

Sida dastuurka uu qabo, dumarka way qaban karaan xilalka ugu sarreeya ee Soomaaliya, balse maxay yihiin buuraha caqabadda ah ee ku gudban?

Dumarka qaar waxay ka baqayaan qoondadii ahayd boqolkiiba 30 ee doorashadii hore in hadda ay waayaan. Daawo warbixintan ay soo jeedineyso Samiira Jaamac.