Dhallinyaro ku guuleysatay qalliin ay ku sameeyeen ri' ku foolaneysa Gaalkacyo
Dhallinyaro dhaqaatiir ah ayaa ku guuleystay in qalliin ay ku sameeyaan ri' ku foolaneysa Gaalkacyo oo sidoo kale gaari uu dardaray.
Ri'da ayay ka dhaliyeen, waxayna weli ku daweynayaan isbitaal ku yaalla magaalada. Dhallinyarada ayaa baratay daweynta xoolaha.