Dacar iyo Qays sidey u arkaan baraha bulshada?
"Waa beentiyoo been lagu sii daray", ayuu yiri Abwaan Dacar oo BBC uga sheekeeyay saameynta ay baraha bulshada ku leeyihiin bulashada.
Weriyaha BBC Cabdiraxmaan Bidhan ayaa hargeysa kula kulmay abwaannada Dacar iyo Qays, wuxuuna weydiiyay aragtidooda barasha bulshada.

