Abwaan Cowsgurow iyo Aids-ka

Qoraalka Codka, Abwaan Cowsgurow iyo Aids-ka

Maanta waa maalinta caalamiga ah ee AIDSKA, waxaana inta badan lagu soo qaadaa wacyi galin ku saabsan waxyeellada xanuunkan, sida uu qofka ugu dhaco iyo sida looga badbaadi karaba.

Hasayeeshee Soomaalida ayaa la sheegaa inay ka qajilaan inay shaaca ka qaadaan inay cudurka la nool yihiin, iyagoo dhaqan ahaan u arka arrin aan wanaagsanayn.

C/rashiid Caws-guroow waa gabyaa da'yar, waxa uuna markan saar ka tiriyey dhibaatada xanuunka AIDSKA.

Tix ka mid ah saarka ayuuna ku billaabayaa waraysigan oo uu la yeeshay Maxamuud Cali.