"Anaga oo Soomaali matalayna waxaan cunto u karinay dhakhaatiirta" Mareykanka

Qoraalka Muuqaalka, "Anagoo Soomaali matalayna waxaan cunto u karinay dhakhaatiirta Mareykanka"

"Anagoo Soomaali matalayna waxaan cunto u karinay dhakhaatiirta Mareykanka", ayuu yiri nin Soomaali ah oo maqaayaddiisu ay cunto bilaash ah u qeybiso dhakhaatiirta ka shaqeynaya daweynta Coronavirus ee Minneapolis.