"Waayahaygii Wuhan iyo go'doonkii coronavirus"

Qoraalka Muuqaalka, "Waayahaygii Wuhan iyo go'doonkii coronavirus"

Cabdicasiir Cusmaan cabdi oo ah Soomaali ku go'doonsanaa Wuhan ayaa ka sheekeynaya muddadii ay xirnayd magaalada iyo sida hadda uu u socdo.