You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Dilkii Christchurch: Dadki la dilay iyaga oo masaajid ku dukanaya
50 qof ayaa lagu dilay weerarra loo geystay muslimiin iyada oo qaar kalana ay ku dhaawacmeen laba masaajid oo ku yaalla magaalada Christchurch taariikhdu markay ahayd 15-ka March.
Weerarkaasi ayaa la miinsan yahay inuu geystay nin hubeysnaa oo weerarka ka geystay masaajidka Alnour iyo Xaruunta ISlaamiga ee Linwood.
Waxaa halkan lagu soo koobay magacda iyo sawirrada dadki weerarkaasi ku dhintay. Iyada oo qaar ka mid ah dadka weerarkaasi ku geeriyooday ay New Zealand u joogeen shaqo ama waxbarasho. Qaarna waxayahaayeen dad qoxooti ah oo iyaga iyo qoskoodaba amni u soo raadsaday dalkaasi.