Saameynat ay abaaraha ku yeesheen Beeraha Mandera

Qoraalka Codka, Saameynat ay abaaraha ku yeesheen Beeraha Mandera

Abaaro ba'an ayaa ka jiro guud ahaan gobolka, goobaha abaartu ay sida xun u saameeysan waxaa ka mid ah gobolka waqooyi bari ee ay Soomaalida degto ee Kenya.

Beeraleeyda magaalada Mandera ayaa ka cabanaayo wax soo saarka beeraha oo ad u yaraaday, abaaraha jiro awgood.

Farax Cabdullahi Adan oo kamid ah beeraleyda Mandera ayaa saameynta abaartu u geeysatay uga waramay Bashkash jugsodhacay oo gor dhow howlo shaqo u tagay Mandera