Biyo la'aan ka taagan degmada Ceelberde

Qoraalka Codka, Biyo la'aan ka taagan degmada Ceelberde

Gobolka Bakool ayaa ka mid ah meelaha sida weyn ay u taabatay dhibaatada harraadka iyo gaajada.

Gaar ahaan degmada Ceelberde oo hada la soo sheegayo in biyo la'aan weyn ay ka taagan tahay.

Cabdirisaaq Caweer waa gudoomiyaha ceelberde waxuu abaaraha jira uga waramay Cabdirisaaq Xaaji catoosh.