BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Booliska oo sheegay “halistii la xakameeyay” kadib markii nin hubeysan uu rasaas ku furay masaajid ku yaalla San Diego.
Booliska ayaa xakameeyay halis ka imaanaysay nin rasaas ku furay masaajid San Diego, Maraykanka
Burcad badeed Soomaali ah oo markab ka dalbaday madaxfurasho 3 malyan oo doollar ah: Ansar Burney Trust
Hay'adda Ansar Burney Trust ayaa sheegtay in ay xiriir la sameeyeen kooxaha burcad badeeda ah, waxaana ay isku dayayeen in ay sii daayaan shaqaalaha la afduubtay.
Maxaa ka mid ah arrimaha Badda cas ee ay ku heshiiyeen Masar iyo Eritrea
Wasiirka arrimaha dibadda Masar ayaa sheegay in waddan kasta oo badda cas ku yaalla ay mas'uuliyad ka saaran tahay inuu xaqiijiyo ammaanka xeebihiisa.
Soomaaliya oo digniin ka soo saartay cudur dilaa ah oo Afrikada Bari ka dillaacay
Dawladda Soomaaliya waxay sheegtay inay diyaarisay meelihii lagu karantiili lahaa dadka dalka soo galaya ee lagu arko cudurkan
Maxaa khatar ka dhigay dayaaradda shiinuhu farsameeyo ee J-10C
Dayaaraddan ayaa soo bandhigtay awoodo waaweyn oo ka horumarsan diyaaradaha waaweyn sida Su-35 oo uu sameeyo Ruushka
Faadumo: Waxay yaraanteedii ka baxsatay 'oday qallafsan' oo lagu dari lahaa haddana waa marwada koowaad ee madaxweynaha
Nolosha gaarka ah ee mid ka mid ah haweenka ugu awoodda badan siyaasadda Afrika ayaa lagu soo bandhigay warbixin gaar ah oo ay diyaarisay BBC World Service.
Dalalka Carabta ee xiriirka leh Israa'iil iyo kuwa aan la lahayn
Dalal badan oo Carbeed ayaa muujinaya diidmadooda xagga Falastiin, iyagoo u arka duullaanka Israa’iil ee Gaza inuu yahay sababta ay uga gaabsanayaan inay xiriir diblomaasiyadeed la yeeshaan Israa’iil.
Sacuudiga oo war kasoo saaray Ciidda Carafo
Ciidda waxaa lagu asteeyaa salaado jamaaco ah, kulamo qoys, iyo gawraca xoolaha, iyadoo hilibka si dhaqameed loogu qaybiyo qaraabada, asxaabta, iyo dadka baahan.
WHO oo ku dhawaaqday cudurka Ebola ee ka dillaacay DR Congo uu yahay xaalad degdeg oo caalami ah
Calaamadaha hore ee cudurka waxaa ka mid ah qandho, murqo xanuun, daal, madax xanuun iyo cuna-xanuun, waxaana xiga matag, shuban, finan iyo dhiig-bax.
Maxay Imaaraadka u beeniyeen safarka Netanyahu, Israa'iilna ay u shaacisay?
Wax ka yar laba saacadood ka dib markii Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil uu si rasmi ah u xaqiijiyay booqashadiisa Imaaraadka Carabta iyo kulan uu la yeeshay Maxamed bin Zayed, madaxweynaha dalka intii lagu jiray dagaalkii Iiraan, Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka Carabta ayaa beenisay booqashada waxayna diiday inay soo dhaweyso wafdi militari oo Israa'iil ah oo yimid dhulkeeda.
Maraykanku ma bixiyay jawaabihii laga sugayay ee maqluuqaadka UFO's ka?
HAweeneey ka mid ah kuwa d'adda aah ee California ayaa sugaysa jawaabo tan iyo caruurnimadeedii , hooyadeedna waxay aragtay waxyaabo aan la aqoon oo duulaya (UFO) oo samda dul heehaabaya iyadoo dhar ibadda ku waraysa si ay u qalajiso
Maxay yihiin doonyaha yaryar ee Iiraan ee dhuunta u galay Maraakiibta Maraykanka?
Khuburrada ayaa sheegaya in ujeeddada rasmiga ah ee Iiraan ay tahay in ay cadaadis saarto Washington, iyo sidoo kale in ay ka hortagto weerarada lagu soo qaado Tehraan, kuna khasbato Mareykanka in uu soo afjaro dagaalka.
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 19 Maajo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 18 Maajo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 18 Maajo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 15 Maajo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

























































