Sawirro: Hindiya oo hawada sare laga sawiray

Hindiya oo hawada sare laga sawiray

Amos Chappal ayaa adeegsaday sawir qaade saarnaa diyaaradda nooca aan duuliyaha lahayn ee Drones si uu Hindiya uga sawiro hawada sare.
Qoraalka sawirka, Amos Chappal ayaa adeegsaday sawir qaade saarnaa diyaaradda nooca aan duuliyaha lahayn ee Drones si uu Hindiya uga sawiro hawada sare.
Sawirrada hawada sare laga qaaday ee Hindiya ayaa aad u xiiso badan, maadaama aad fursad u halaysid inaad aragtid qaar ka mid ah guryaha ugu quruxda badan dunida, sidaasi waxaa sheegay Chapple
Qoraalka sawirka, Sawirrada hawada sare laga qaaday ee Hindiya ayaa aad u xiiso badan, maadaama aad fursad u halaysid inaad aragtid qaar ka mid ah guryaha ugu quruxda badan dunida, sidaasi waxaa sheegay Chapple
Taj Mahal, ayaa lagu tilmaamaa inay ka mid tahay mucjisooyinka dunida. Waxaa xaaskiisa Mumtaz Mahal u dhisay boqor Shah Jahan qarnigii 17-aad. Haatan waa goob dalxiis.
Qoraalka sawirka, Taj Mahal, ayaa lagu tilmaamaa inay ka mid tahay mucjisooyinka dunida. Waxaa xaaskiisa Mumtaz Mahal u dhisay boqor Shah Jahan qarnigii 17-aad. Haatan waa goob dalxiis.
Halkan, waa macbadka Lotus oo ku yaalla Delhi, waxaa ku cibaadaysta dadka haysta diinta Baha'iga.
Qoraalka sawirka, Halkan, waa macbadka Lotus oo ku yaalla Delhi, waxaa ku cibaadaysta dadka haysta diinta Baha'iga.
Dadka Hindiya ayaa isugu soo baxay magaalada barakaysan ee Varanasi, si ay u dabbaashaan oo cibaado u gutaan.
Qoraalka sawirka, Dadka Hindiya ayaa isugu soo baxay magaalada barakaysan ee Varanasi, si ay u dabbaashaan oo cibaado u gutaan.
Masaajidka Jama ee Delhi oo hawada sare laga sawiray. Waxaa la dhisay sanadkii 1650-1658, waxaana dhisay boqor Shah Jahan.
Qoraalka sawirka, Masaajidka Jama ee Delhi oo hawada sare laga sawiray. Waxaa la dhisay sanadkii 1650-1658, waxaana dhisay boqor Shah Jahan.
Taalladan Kolkata, waxaa la dhisay qarnigii 20-naad, waxaana lagu xusaa boqoraddii Britain ee Victoria.
Qoraalka sawirka, Taalladan Kolkata, waxaa la dhisay qarnigii 20-naad, waxaana lagu xusaa boqoraddii Britain ee Victoria.