Koobka Adduunka ee 2022 - Waqtiyada kulamada iyo natiijada tooska ah

Dalka Qadar ayaa martigelinaya tartanka Koobka Adduunka ee afartii sano ba hal mar la qabto. Halkan si toos ah ugala soco kulamada qaramada iyo sida ay kala yihiin natiijooyinka.