Dhegeyso: Mid ka mid ah dadkii ka badbaaday shilkii Shinniile oo BBC la hadlay
Dhegeyso: Mid ka mid ah dadkii ka badbaaday shilkii Shinniile oo BBC la hadlay
Shil tareen oo ka dhacay degmada Shinniile ee gobolka Siti ee deegaanka Soomaalida, dalka Itoobiya ayaa galaaftay nolosha tobneeyo qof oo ku safrayay waddada tareenka ee isku xidha Jabuuti iyo Diridhabe. Waxaa jira iyaguna dad kale oo ay dhawaacyo soo gaadheen.
Xasan Jaamac Buux oo ka mid ahaa rakaabkii saarnaa tareenkaasi isla markaana ka mid ah dadka ka badbaaday dhacdadaas ayaa sidii ay wax u dhaceen uga warramay BBC-da.
Lifaaqa kore ka dhegeyso:

Xigashada Sawirka, SRTV


