Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay mideynta canshuurta dekedaha Muqdisho iyo Boosaaso
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay mideynta canshuurta dekedaha Muqdisho iyo Boosaaso
Dowladda Soomaaliya ayaa dedaal ugu jirta dhemeystirka hanaanka deyn cafinta Soomaaliya, taas oo aysan hadda Puntland qeyb ka ahayn. Mid ka mid ah shuruudaha dhiman ee deyn cafinta ku xiran waxaa ka mid ah mideynta hanaanka canshuuraha dekedaha iyo garoomada Soomaaliya.
Haddaba, Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa BBC u faahfaahiyay qorshahooda.



