Dhegeyso: Somaliland oo digniin u dirtay Turkiga oo markab usoo diraya xeebaha Soomaaliya

Qoraalka Codka, Wareysi: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo ka farriin u diray Turkiga
Dhegeyso: Somaliland oo digniin u dirtay Turkiga oo markab usoo diraya xeebaha Soomaaliya
Heshiisksa Soomliland

Xigashada Sawirka, Reuters

Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somalilanad ayaa digniin u dirtay dowladda Turkiga oo qorsheyneysa inay markab usoo dirto xeebaha Soomaaliya kadib is-afgarad ay gaareen Muqdisho iyo Ankara. Heshiiskaas ayaa dabo-socday is-afgaradka Somaliland iyo Itoobiya, kaas oo xiisad dublumaasiyadeed ka dhaliyay gobolka.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Maxamed Kaahin oo wareysi siiyay BBCSomali ayaa sidoo kale ka hadlay weerar kooxda Xuutiyiintu ay ku qaadeen markab Soomaali u rarnaa oo dib ugu soo noqday Dekeda Berbera. Halkan ka dhegeyso wareysiga.